Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Soomaalida Norway oo xal u raadinaya carruurta laga qaato


Waddanka Norway waxaa ka socda iskaashi ay sameynayaan Imaamyada Masaajida, ururada bulshada soogalootiga ah, iyo hay'adda Badbaada Caruurta, waxaana ujeeddadu yahay inay kobciyo aqoonta waaliddiinta, si loo yareeyo qaadashada Caruurta qoysaska ay dowladdu ku hesho dambi ah in ilmaha ay u geysteen waxyeelo.

Arinkaan ayaa imaanayo ayadoo qoysaska caruurta laga qaadanayo ay soo kordheyso, Soomaaliduba ha ugu badnaadaane, waxeyna taasi abuurtey cabsi jaaliyadaha soo galootiga ah ee dalkaasi ay ka qabaan hay'ada badbaada dhalaanka.

Sahra Cabdi Axmed ayaa shirka looga hadlay badbaadda caruurta
ka wareystatey Maxamed Maxamuud Xalane oo ah wariye deggan magaalad Toromohaam ee bartamaha Norway.

Kororka carruurta laga qaato waallidiinta Soomaalida Norway.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:39 0:00

XS
SM
MD
LG