Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Soomaalida Khartuum 'oo wajahaya' xaalad halis ah


Sudan
Sudan

Waxaa sii kordhaya walaaca ay Soomaalida ka qabaan suurta-galnimada in dagaalka ka qarxay dalkaas uu daba-dheeraado, xilli ay caasimadda iyo magaalooyin kalaba ay wax ka bartaan arday badan oo Soomaali ah.

Ardayda ugu badan ayaa ayaa ku nool caasimadda. Qaarkood qoys ahaan ayey halkaas u dagganyihiin. Dadkaasi waxaa ka mid ah Dr. Cabdiraxmaan Xuseen Ismaaciil, oo isaga iyo xaaskiisa iyo carruurtiisaba ay ku noolyihiin caasimadda Sudan.

Cabdiraxmaan ayaa xalay saqdi dhexe kaddib xilliga Sudan ayuu khadka WhatsApp ugu warramay, weriyaha VOA Nuur Xassan Nuur. Ugu horreyn wuxuu Dr. Cabdiraxmaan sharraxay sida xaalku ahaa waqtigaasi oo hadda laga joogo dhowr saacadood.

Wareysi: Soomaalida Khartuum 'oo wajahaya' xaalad halis ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:18 0:00



XS
SM
MD
LG