Ankara —
Dhul-gariirka xooggan ee shalay ku dhuftay Turkey iyo Syria, oo ay ku dhinteen in ka badan 5,000 oo qof, ayaa saameeyey dad badna oo Soomaali ah oo ku nool dalka Turkiga.
Haddaba xaaladda dhul-gariirka Turkiga iyo Soomaalida ku nool degananada uu dhulgariirku u dhuftay ayaa Ridwaan Xaaji Cabdiweli uu ka waraystay danjiraha Soomaaliya ee Turkiga Danjire Jaamac Cabdullahi Caydiid.
Khaaaraha dagaalladan ayaa weriyahayaga Cabdikariim Olol uu ka waraystay Agaasimaha Isbitaalka Laascaanood Axmed Maxamed Xasan.