Jigjiga —
Wasiirka xafiiska Maaraynta Khataraha Masiibooyinka dawlad deegaanka Soomaalida Axmed Yaasiin Sheekh Ibraahim oo waraysi siiyay Idaacadda VOA ayaa ka hadlay abaaraha daran ee deegaanka ka jira, isaga oo sheegay in waxa ugu daran ee ay bulshada tabayaan ay tahay biyaha.
Wariyaha VOAda ee magaalada Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa oo wasiirka waresytay ayaa ugu horeyn weydiiyey deegaanada hadda ugu daran.
Facebook Forum