In ka badan 100 qof ayaa qalliin iyo daaweyn lacag la’aan ah loogu sameeyey gobolka Sitti ee dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya, waxaan hawlgalkan caafimaad iyo qaybaha uu isugu jiray faahfaahin ka bixiyay Maareeyaha cusbitaalka gobolka Sitti Dr Ibraahim Cabdilaahi Cabdi.
Wuxuu u warramay wariyaha VOA ee Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.
Madal