Minneapolis —
Soomaalida daggan dalkan Maraykanka waxay intooda badan ku nool yihiin magaalada Minneapolis ee goblka Minnesota, oo ah gobol aad u qabow.
Soomalida ayaa ganacsiyo badan oo ay maqaayadaha ka mid yihiin ku leh gobolkaasi.
Haddaba Cabdiraxmaan Kaahin, oo ah milkiilaha maqaayadda Afro Deli, oo dhowaan ay Caasha Ibraahim Aadan kula kulantay magaalada Minneapolis, ayey ka wareystay waxa ugu weyn ee ay Soomaalidu ku doorbidday gobolkan, ganacsigiisa, iyo talada uu siin lahaa dadka jecel inay ganacsi billaabaan.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal