Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Maxaa sababay isku dhaca ardayda iyo ciidamada ammaanka DDS?


Jaamacadda Jigjiga
Jaamacadda Jigjiga

Isku dhac dhex maray ciidamada ammaanka iyo ardayda fasalka 12-aad ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo uu shalay imtixaankii shahaadiga ahaa u furmay ayaa keenay in ardayda qaarkood dhaawacmaan, kadib markii la sheegay in ciidamada ammaanku ay adeegsadeen gaaska dadka ilmeysiiya.

Dhinaca kale, madaxweynaha Jaamacadda Jigjiga, Dr. Bashiir Cabdullaahi ayaa beeniyey in ciidamadu rasaas nool nool ay adeegsadeen.

Wariyaha VOAda, Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa uga warramay dhacdadii shalay.

Isku dhaca ardayda iyo ciidamada amniga DDS.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:54 0:00

XS
SM
MD
LG