Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: IMF oo Kenya siineysa deyn ku dhow $1 bilyan

William Ruto
William Ruto

Sanduuqa Lacagta Adduunka ee IMF iyo dowladda Kenya ayaa talaadadii gaaray heshiis u gogol xaaraya in Kenya la siiyo lacag dhan 976 milyan oo doolar.

Lacagtan ayay dowladdu dooneysaa inay isaga khafiifiso deymaha kale ee lagu leeyahay iyo culeysyada kale ee dhaqaale ee haysta ee ku keenay dalka sicir bararka.

Haddaba Caasha Ibrahim Aden ayaa lacagtan iyo xaaladda dhaqaale ee dalka Kenya waxa ay ka wareystay Dr. Cali Caddaawe oo ah khabiir xagga dhaqaalaha ah oo ku sugan dalka Kenya.

Wareysiga  KENYA iyo IMF
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:01 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG