Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Guddoomiyaha jaaliyadda Ohio oo maxkamdi ku wareejisay wiil muddo xirnaa


Maxkamad ku taal gobolka Ohio ee dalkan Mareynkanka ayaa toddoobadkan markii ugu horeysay sii deysay wiil dhalinyaro ah oo ku jiray xabsi muddo ka badan 7 Sano, waxaana wiilkan dhalinyarada ah lagu wareejiyey Gudoomiyaha Jaaliyadda Somalida ee gobolkaasi Xassan Cali Cumar Xassan Dheere.

Kahor inta aan la wareejinin muddo ayay socotay dacwadiisa, waxaana kadib soo deymsmadiisa wiilkan ay Sahra Cabdi Axmed wax ka weydiisey sida ugu suurowdey in lagu soo wareejiyo iyo halka qoyskiisa ay jiraan, Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida gobolkaasi Xassan Cali Cumar (Xassan Dheere).

Wareysi: Guddoomiyaha Jaaliyada Soomaalida Ohio oo maxkamadi ku wareejisay wiil muddo xirna
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:11 0:00

XS
SM
MD
LG