Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Ergayga Gaarka ah ee hay’adda qaxootiga Adduunka u qaabilsan Geeska Afrika


Ambassador Affey oo la hadlaya wariyaha VOA ee xeryaha Dhadhaab AxmedNuur Maxamed Cabdullaahi Yogol
Ambassador Affey oo la hadlaya wariyaha VOA ee xeryaha Dhadhaab AxmedNuur Maxamed Cabdullaahi Yogol

Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab waxaa toddobaadkan ku sugan wafdi ka socda hay’adda qaxootiga ee UNHCR oo ay ka mid yihiin ergayga gaarka ah ee UNHCR u qaabilsan qaxootiga Geeska Afrika Maxamed Cabdi Affey iyo wakiilka cusub ee hay’adda UNHCR ee dalka Kenya Caroline Van Buren waxay kulamo la qataan bulshada qaxootiga oo ay ka mid yihiin qaxootiga dhawaan yimid xeryaha Dhadhaab.

Waraysi uu siiyey weriyaha VOA ee xeryaha Dhadhaab AxmedNuur Maxamed Cabdullaahi Yogol ayaa Ambassador Maxamed Cabdi Affey uu kaga hadlay cunto yaraanta ka jirta xeryaha, qaxootigii ugu dambeeyey ee soo gaara iyo xuquuqda ay ku yeelanayaan Kenya. Waraysigiina waxa uu u dhacay sidan.

Wareysiga Danjire Affey.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:07 0:00

XS
SM
MD
LG