Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Diyaargarowga doorashada xilliga dhexe ee Mareykanka 


Mareykanka waxa toddobaadkan loo ballansan yahay inay dhacaan doorashooynka xilliga dhexe, waxaana xisbiga Dimuqraaddiga oo hadda heysata aqlabiyadda Aqalka Hoose iyo kan sare, uu doonaya in uu sii xijisto, halka Xisbiga Jamhuurigana uu doonayo in uu ka faramaroojiyo.

Haddii ay dhacdo in xisbiga Jamhuuriga uu la wareego mid ka mid ah aqalladan ama labada, waxaa dhici karta in ay adkaato meel marinta sharciyo iyo siyaasado u degsan maamulka Biden labada sano ee soo socota.

Haddaba waa kuwee gobollada sida aadka ah la isugu hayo, maxaase laga filan karaa doorashadan? waxaa su’aalaahaasi iyo kuwa kaleba ka jawaabaya aqoon yahan Maxamed Sheekh Xuseen oo deggan Mareykanka kana faallooda arrimaha siyaasadda iyo amniga.

Jamaal Axmed Cismaan ayuu khadka telefoonka ugu warramay.

Wareysi doorashada xilliga dhexe ee Mareykanka.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:31 0:00

XS
SM
MD
LG