Jigjiga —
Wasiirka xafiiska maaraynta khataraha masiibooyinka dowlada deegaanka Soomaalida Axmed Yaasiin Sheekh Ibraahin oo waraysi siiyay Idaacadda VOA isagoo ku sugan galbeedka gobolka Siti ayaa ka warbixiyay dadka kasoo barakacay dagaalladii dhawaan dhacay ee dhexmaray Canfarta iyo Soomaalida.
Wariyaha VOA-da uga soo waramaya Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa wareystay Wasiirka.