Toronto —
Barnaamijyo isugu jira cayaaro iyo waxbaris ayaa loo sameeyaa dhallinyarada iyo carruurta Soomaalida magaalada Toronto ee dalka Canada xilliyada ay fasaxa ka yihiin Iskuullada.
Barnaamijyadaas ayaa muhiimaddooda lagu sheegay kuwa lagu badbaadinayo dhallinyarada, si ay uga fogaadaan falalka aan wanaagsaneyn.
Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay Maxamed Cilmi oo ka tirsan ururka Solla, oo ah urur ka shaqeeya arrimaha cayaaraha iyo horumarinta dhallinyarada.
Madal