Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Barnaamij lagu taageeray howlihii samafalka ee Hodan Naleyeh


Deeqa Naleyeh
Deeqa Naleyeh

Barnamaij lagu taageerayo howlihii samafalka ee ay wadday Allaha u naxariistee Hodan Nalayeh, oo aheyd gabar Somali-Canadian ayaa waxaa wada qoyskeeda iyo qaar kamid ah asxaabteeda oo ay ku jiraan dad ajaaniib ah.

Dugsiyo waxbarasho oo horey ay Hodan qeyb uga qaadatay aas-aaskooda ayaa hadda loo ururiyay lacag kor u dhaafeysa saddex boqol oo kun oo dollar, taasoo la sheegay in lagu beegayo saddex sano guuradii kasoo wareegatay markii la dilay Hodan Nalayeh, oo 2019-kii ku geeriyootay weerar ka dhacay magaalada Kismaayo.

Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa Deeqa Nalayeh oo la dhalatay Allaha u naxariistee Hodan, ahna madaxa maamulka iyo la talinta gaarka ah ee macaamiisha Bankiga America, oo ah Banki gaar loo leeyahay ka wareystay arrimahan, ugu horreyna waxa uu waydiiyay waxa uu yahay barnaamijka ay wadaa.

Barnaamij lagu taageeray howlihii samafalka ee Hodan Naleyeh oo ka socda Canada
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:23 0:00

XS
SM
MD
LG