Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Aabbaha sarkaal hore uga tirsan booliska Minneapolis oo xabsiga laga soo daayay


Mohamed Noor
Mohamed Noor

Maxamuud Nuur Axmed, waa aabbaha Maxamed Nuur oo hore uga tirsanaa ciidanka Booliiska Minneapolis oo xabsiga laga sii daayay maalintii isniinta, kadib markii uu muddo saddex sano ah xabsiga kusoo qaatay, iyada oo sanadkii 2019 lagu helay dambiga dilka darashada saddexaad oo uu u geystay Justine Ruszczyk.

Aabaha dhalay Maxamuud ayaa dareenkiisa iyo sii deynta wiilkiisa uga warramay Maxamuud Mascadde.

Wareysi aabbaha Maxamuud Nuur.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:05 0:00

XS
SM
MD
LG