Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixino ku saabsan Maalinta qaxootiga iyo Dhadhaab

Maalinta Qaxootiga
Maalinta Qaxootiga

Maanta waxaa dunida laga xusayaa Maalinta Caalamiga ah ee Qaxootiga oo ku beegan 20-ka June 2023.

Meelaha laga xusayo waxaa ka mid ah xeryaha qaxootiga Dhadhaab oo ay ku nool yihiin boqolaal kun oo qaxooti Soomaaliyeed ah, oo wajahaya duruufo kale duwan.

Warbixin ku saabsan xuska maalintan iyo duruufaha haysta qaxootiga waxaa soo diray weriyaha VOA ee Dhadhaab Cabdisalaan Salas.

Warbixino ku saabsan Maalinta qaxootiga iyo Dhadhaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:42 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG