War Deg-Deg ah

Warbixin: Xaaladda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uganda

Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Uganda ayaa ka mid noqotay jaaliyadaha sida weyn uga dhex muuqda is-dhexgalka iyo weliba hawlaha ganacsiga.

Jaaliyadda Soomaalida ayaa sido kale ka mid noqday Jaaliyadaha muddada ugu dheer ku noolaa dalkaasi Uganda.

Haddaba weriyaha VOA Yaasiin Ciise Wardheere ayaa la sheekaystay qaar ka mida bulshada Soomaalida ee ku dhaqan dalkaas, warbixintan ayuuna nooga soo diray.

Warbixin: Xaaladda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uganda

No media source currently available

XS
SM
MD
LG