Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Waxyeellada caruurta ka soo gaartay dagaalka Israel iyo Xamas

Caruur badan oo Israa’iiliyiin iyo Falastiiniyiin ah ayaa la dhibaataysan jug xoogan oo ay sababeen weerarkii Xamaas ay Israel ku qaaday bishii October 7-deedii iyo dagaalka mudada sideeda bilood ah ka dhex socda labada dhinac.

Dhakhaatiirta labada dhinac ayaa sheegay in saamayntu ay ku daba dheeraan karto dadka ugu nugul bulshada. Linda Gradstein ayaa waxbixintan ka soo dirtay Jerusalem, waxaana inoo soo jeedinaya Cabdixakin Shirwac.

Warbixin: Waxyeellada caruurta ka soo gaartay dagaalka Israel iyo Xamas
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:47 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG