Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Soomaalida Canada iyo dhibaatada ka haysata qiimaha guryaha


Dowladda Canada ayaa balaayiin dollar oo hor leh ku bixineysa sidii wax looga qaban lahaa qiimaha kirada iyo iibsashada guryaha oo sii kordhaya.

Dad badan oo Soomaalida Canada ay kamid yihiin ayaa tilmaamaya in dhibaatada guryaha ay tahay mid kasii dareysa sanadba sanadka ka dambeeya.

Wariyaha VOA, Xuseen Nuur Xaaji, ayaa warbixintan Toronto ka soo diray.

Warbixin: Soomaalida Canada iyo dhibaatada ka haysata qiimaha guryaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:50 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG