Toronto —
Soomaalida ku nool magaalooyinka yar-yar ee gobolka Ontario ee dalka Canada, ayaa dhexdooda iska caawinaya adeegyada qaar oo ay markii hore u raadsan jireen dadka ajaaniibta ah.
Dad badan ayaa soo dhaweeyay in Soomaalida ay la qabsanayaan dalalka ay dib u dejinta ka haleen.
Wariyaha VOA-da ee dalka Canada, Xuseen Nuur Xaaji ayaa warkaan noo diray.
Madal