War Deg-Deg ah

Warbixin: Safarka siyaasadeed ee ee gabdhaha Soomaali-Maraykanka ah

Deeqa Dhalac, duqa magaalada South Portland
Deeqa Dhalac, duqa magaalada South Portland

Doorashadan xilliga dhexe ee Maaraykanka waxaa isku soo sharraxay musharrixiintii ugu badnaa ee asalkoodu Soomaali yahay oo gaaraya 17, kuwaasi oo kala sharraxnaa gobollada Minnesta, Ohio, Maine, iyo Washington.

Haaruun Macruuf ayaa inoo diyaariyey warbixin ku saabsan safarka siyaasadeed ee gabdhaha Soomaali-Maraykanka ah ee ka qaybgalaya doorashadan.

Doorashada Mareykanka iyo Gabdhaha Soomaalida ah.mp3

No media source currently available

XS
SM
MD
LG