Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rag lagu helay dilka 298 qof oo saarnaa diyaaraddii lasoo diray ee Malaysia Airlines


Maxkamad ku taalla dalka Holland ayaa Khamiistii shalay saddex nin ku heshay damabi dil wadareed ah, kadib markii ay ku lug yeesheen soo rididdii diyaaraddii MH17 ee Malaysia Airlines, taasoo ku burburtay bariga Ukraine 2014, waxaana ku dhinteay dhammaan dadkii saarnaa oo tiradoodu ay gaareysay 298.

Warbixintan waxaa soo Henry Ridwall, Waxaa soo jeedinayo

Warbixin ku saabsan rag lagu helay dilka 298 qof oo la socday diyaaraddii lasoo diray .mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:27 0:00

Kuukaay.

XS
SM
MD
LG