London —
Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa booqasho lama filaan ah, oo uu ku yimid dalka Britain waxaa ay qeyb ka tahay dadaalka uu u ugu jiro in lagu taageero duulaan iska-caabin ah oo dalkiisu uu ugu diyaar garoobayo inuu ku qaada ciidanka Ruushka.
Britain ayaa toddobaadkii hore noqotay dalkii ugu horreeyay ee Ukraine ku taageera gantaalada riddada dheer iyo dayuuradaha aan duuliyaha lahyn ee meelaha fog fog gaara.
Hadaba Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa warbixintan ku eegaya socdaalada uu Zelensky ku tagay magaalooyin dhowr ah oo Yurub ah.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available