Beijing —
Dhawaan waxa magaalada Beijing kulan ku yeeshay qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha dalalka carabta iyo dalka Shiinaha, kaasi oo ay kaga wadahadleen xiriirka labada dhinac iyo sidii ay isku kaashan lahaayeen.
Shirkani ayaa kusoo beegmayaa xili dunida ay ka jiraan qulqulatooyin saamayntooda yeeshay oo ay ka mid yihiin dagaalka Qasa iyo xiisada u dhaxaysa Ruush-ka iyo Ukraine.
Haddaba, maxaa shirkan xiligan ku soo beegay? se saamayn noocee ah ayuu yaalan karaa? waxa warbixintan ku eegaya Cabdixakin Shirwac.
Madal