Toronto —
Dowladda Canada ayaa wali dadaal badan ku bixineysa sidii wax looga qaban lahaa rabshadaha hubka loo adeegsado ee ka dhaca dalkeeda.
Soomaalida deggen dalkaas ayaa kamid ah dadka ay dhibaatadu kasoo gaartay rabshadaha hubka loo adeegsado, waxaana dalkaasi Canada lagu dilay dhallinyaro badan oo Soomaali ah Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan Toronto kasoo diray.
Madal