Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Rabshadaha dhallinyarada Soomaalida ee Sweden


스웨덴 스톡홀름. (자료사진)
스웨덴 스톡홀름. (자료사진)

Soomaalida ku nool dalka Sweden ayaa wada dedaallo ay kaga hortagayaan saamaynta rabshadaha kooxaha dhalinyarada ah dhex mara oo mudooyinkii danbe dalka Sweden ku soo kodhayay.

Maamulka mid ka mid ah magaalooyinka Soomaalidu ay ku badan tahay ayaa mas’uuliyiintoodu sheegeen inay ku guulaysteen in magaaladooda ay rabshaduhu hoos u dhacaan, islamarkaana ay sameeyeen barnaamij ay waalidiintu qayb ka yihiin si rabshadaha hoos loogu dhigo.

Abdi hakin Shirwac ayaa warbixintan ku eegaya waxyaabaha keena in dhalinyaradu ay kooxaha ku biiraan iyo dedaalada ay wadaan Soomaalidu.

Warbixin ku saabsan rabshadaha dhallinyarada
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:07 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG