London —
Maxamed Xasan
Bangiga dhexe ee dalka Britain ayaa kor u qaaday heer ka dulsaarka xadi dhan ilaa 3%, waana kor u kicii ugu weynaa ilaa sodddon sannadood, iyada oo bangigu sheegay in Britain hoos u dhac dhaqaale oo weyn ku yimid.
Wariyaha VOA-da Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail ayaa warbxinta kasoo diray London.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available