Dalka Djibouti maalmaha u dambeeya ee bisha barakeysan ee Ramadaan waxa kor u kacay qiimaha lagu gato hilibka xoolaha iyo malaayga ama kaluunka.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa inoo haya wariyaha VOA ee Jabuuti Ramadaan Muuse Jaamac