Washington —
Arrimaha muhaajiriintu waa mid ka mida qodobada ugu muhiimsan ee xuddunta u ah doorashada madaxtinimada ee sannadkan ka dhacaysa dalka Maraykanka.
Weriyaha VOA ee arrimaha socdaalka Aline Barros ayaa warbixintan innoo diyaariyey, Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa innoosoo koobaya.
Madal