War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan mashruuca quudinta ardayda iskuullada Nairobi

Duqa magaalada Nairobi Johnson Sakaja ayaa bilaabaya barnaamijka cunno siinta ardayda dhigata schoolladka ku yaalla magaalada Nairobi ee caasimadda Dalka Kenya.

Intisaar Salah Hussein ayaa Nairobi kasoo dirtay.

Barnaamijka quudinta ardayda iskuullada Nairobi

No media source currently available

XS
SM
MD
LG