Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan maalintii labaad ee shir madaxeedka Mareykanka iyo Afrika


Shir-madaxeedka Hoggaamiyeyaasha Mareykanka iyo Afrika ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Washington ee caasimadda Mareykanka.

Shirarkii shalay dhacay waxaa diiradda lagu saaray qurbajoogta Afrika iyo doorkooda, hoggaamiyayaasha dhalinyarada, amniga iyo nabadda, iskaahsiga hawada sare iyo isbeddelka cimilada.

Warbixin ay diyaarisay Mariama Diyalo oo ka tirsan VOA. waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Warbixin ku saabsan maalintii labaad ee shir madaxeedka Mareykanka iyo Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:36 0:00

XS
SM
MD
LG