Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysiyo iyo warbixinno ku saabsan maalinta xoriyadda Saxaafadda Aduunka


World Press Freedom Day
World Press Freedom Day

Magaalada Muqdisho waxaa maanta laga xusay maalinta xoriyadda saxaafadda madaxa- bannaan ee dunida, laakiin waxaa weli jira tacadiyo xoog leh oo ay weriyaashu la kulmaan .

weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan kasoo diray Muqdisho.

Warbixinta Muqdisho ee xorriyadda warbaahinta.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00

Dhinaca kale, Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Sakariye Axmed Muxumed ayaa ka hadlay Xaaladda ay ku shaqeeyaan Suxufiyiinta Somaliland, Geesta kale Wariye Abdirashid Abdiwahab oo ka hawlgala Magalada Hargiesa ayaa u sheegay VOA inay siyaasiyiintu sameysteen kamarado u gaar ah oo ay iska soo duubaan wararka ay doonayaan si ay uga dhuuntaan su'aalaha ku xeeran ee bulshadu u baahan tahay inay wax ka ogaato, arintasi oo saameyn ku yeelatay shaqadii saxaafadda madaxbanaan.
Sakariye iyo Abdirashid aya ugu waramay Hargiesa Khadar Maxamed Cakule .

Warbixinta Hargeisa ee xorriyadda warbaahinta..m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:41 0:00

XS
SM
MD
LG