Washington —
Kalluumeysiga sharci-darrada ah ayaa dunida ka ah ganacsi baaxad weyn oo balaayiin dollar ku kaca, kaasi oo si dhow ugu xiran kooxaha burcadda ah, arrintaas iyo isbeddelka cimilada oo keenaya in ay baduhu sii kululaadaan ayaa laga cabsi qabaa in ay horseed u noqoto halis amni oo ka dhalan karta kalluumeysigaasi sharci darrada ah.
Hennery Ridgewell ayaa warbixintan soo diray, waxaana soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available