Dunida waxaa siddeedda Maarso ee sanad kasta laga xusaa maalinta haweenka adduunka. Dumarka Soomaaliyeed oo halbowle u ah horumarka Soomaaliya ayaa meelaha ay kaalinta weyn ku leeyihiin waxaa ka mid ah adeegyada waxbarashada, caafimaadka iyo ganacsiga kuwaasi oo lafdhabar u ah nolosha qoysas badan.
Haddaba weriyaha VOA ee magaalada Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan ku eegaya, doorka haweenka ee dhinaca
iyo adeegyada bulshada.