Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan dagaalka Ukraine oo sannad jirsaday, cunaqabateynta dhaqaale ee Ruushka


Russian President Putin delivers his annual address to the Federal Assembly in Moscow
Russian President Putin delivers his annual address to the Federal Assembly in Moscow

Iyada oo uu haatan sannad jirsaday dagaalka uu Ruushku ku qaaday dalka Ukraine, ayaa dalalka reer Galbeedku waxay cunaqabatayno kala duwan ay ku soo rogeen dalka Ruushka, si ay u curyaamiyaan dhaqaalaha uu u isticmaalayo dagaalka.

Xayiraadaha hore ee Midawga Yurub uu kusoo rogay Ruushka ayaa lagu bartilmaameedsaday badeecooyin ay ka mid yihiin Saliidda, Gaaska, Dhuxusha, Birta, Sigaarka, Khamriga iyo weliba Dahabka.

Hase ahaatee liiskaas waxaa ka maqan ganacsiga Dheemanka oo uu dakhli badan ka helo, sida ay ku waramayso weriyaha VOA Lisa Bryant, waxaana warbixintaas innoo soo koobaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Cunaqabateynta Midowga Yurub ee Ruushka .mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:41 0:00

XS
SM
MD
LG