Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan booliska Britain oo lagu eedeeyey cunsurinimo


Daraasad lagu sameeyey magaalada London ee dalka Britain ayaa lagu sheegay in booliiska London uu hay’ad ahaan yahay cunsuri nacayb ku jiro, awoodna aan u lahayn inay sameeyaan baaritaan dhexdooda ah.

Warbixinta daraasadan ayaa cadaadis saaraysa taliyaha cusub ee booliiska ugu ballaaran dalka Britain.

Warbxin ku saabsan amuurtan waxa magaalada London inooga soo direy wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Booliska UK oo lagu eedeeyay cunsurinimo.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:15 0:00

XS
SM
MD
LG