Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabansan khilaafka sii fogaanaya ee UK iyo Ruushka


Dowladda Ruushka ayaa Ra'isul Wasaaraha Britin Boris Jonhson iyo mas’uuliyiin oo ka tirsan dowladiisa ka mamnuucdey in ay galaan dalka Ruushka sababo la xiriira waxay Moscow ku tilmaantay mowqifka cadownimada ah ee ay ka qaadatey duullaankii Ruushka ee Ukrain.

Warbixin amuurtaas ku sabsan waxaa magaalada London inooga soo diray Wariyaha VOA-da Qaaradda Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Warbixin ku saabsan khilaafka sii fogaanaya ee UK iyo Ruushka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:06 0:00

XS
SM
MD
LG