Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin gaar ah: Ghana iyo la-dagaalanka musuq-maasuqa


Marka loo eego warbixinta ay soo saartay Transparent International sannadkii 2023, inta badan waddamada Afrika waxay muujinayaan fadhiidnimo ama inay ku guuldaraysanayaan inay horumar ka sameeyaan la-dagaalanka musuq-maasuqa.

Wax-isdaba-marinta ayaa weli ah xaqiiqo ka jirta waddamo badan oo Afrikaan ah oo ay ku jirto Ghana.

Sida laga soo xigtay guddiga xuquuqul insaanka iyo cadaaladda maamulka ee dalka Ghana, ku dhowaad 20% oo ka mida miisaaniyadda qaranka ayaa la musuq-maasuqaa.

Ururada bulshada rayidka ah ayaa haatan ku biiraya dedaallada lagula dagaalamayo musuqa, isla markaana waxay samaynayaan tallaabooyin bannaanka lagu keenayo cidda ku lug leh.

Warbixintan waxaa Accra ka soo diray weriyaha VOA Isaac Kaledzi. Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa soo jeedinaya.

Warbixin gaar ah: Ghana iyo la-dagaalanka musuq-masuqa
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:00 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG