Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey xiisadda siyaasadeed ee Ciraaq


Isbahaysiga axsaabta siyaasadda dalka Ciraaq ayaa ku dhawaaqay in aan la qaban karin doorashooyin waqtigooda kasoo hormara ilaa iyo inta laga soo celiyo kalfadhiyada baarlamaanka iyo waliba dhismaha xukuumad cusub.

Arrintan ayaa imaneysa ayada oo weli ay dalkaas ka taagan tahay xiisadda siyaasadeed ee u dhaxeysa kooxda Muqtada al-Sadr iyo xisbiyada ku xiran Iran.

War arrintan ku saabsan waxa Qaahira nooga soo diray wariyahayaga Xuseen Saxnuuni.

Wararkii ugu dambeeyey xiisadda siyaasadeed ee Ciraq
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:07 0:00

XS
SM
MD
LG