Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey ee ololaha doorashada Mareykanka

Sharci-dejiyeyaasha labada xisbi ee Maraykanka ayaa ku baaqay in la qabojiyo muranka kulul ee siyaasadeed, ka hor muddo 6 toddobaad ah ee doorashadaii madaxtinimo.

Arrintan ayaa timid ka dib isku day dil oo, sida cad, lala damacsanaa madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump iyo isaga oo ku andacooday in soo galootiga u dhashay waddanka Haiti ee ku sugan gobolka Ohio ay xayawaanka la rabaayadeysto cunaan, arrintaas oo bulshadaas dhibtay.

Wariyaha VOA-da Arash Arabasadi ayaa warbixintan diyaariyey. Maxamed Cabdi Sandheere ayaa soo jeedinaya.

Wararkii ugu dambeeyey ee ololaha doorashada Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:35 0:00

This item is part of

Madal

XS
SM
MD
LG