Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Ukraine iyo Ruushka


Ciidamada Ukraine iyo kuwa Ruushka ayaa midba dhiniciisa uu sheegay inuu khasaare gaadhsiiyay kan kale, iyadoo Ukriane ay sheegtay inay burburisay markab uu Ruush-ku leeyahay, halka Ruush-kuna uu sheegay inay soo rideen diyaarado nooca Drone-ka ah oo Ukraine ay leedahay.

Warkan ayaa imanaya xili mas’uuliyiinta Ukraine ay sheegeen in toddobaadyadii la soo dhaafay ay kordheen weerarada aagaasi ka dhacayaa.

Warbixin ay arrintan VOA ka qortay waxa soo koobaya Cabdixakim Shirwac.

Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Ukraine iyo Ruushka
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:53 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG