Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Marinka Gaza


Ciidamada Israel ayaa sii wada duqeymaha iyo dagaalka ciidanka lugta ee ka socda gudaha Gaza, iyadoo ay muujiyeen in ay ka xun yihiin dadka rayidka ah ee ku dhintay duqeyn ay Axaddii la beegsadeen xero qaxooti.

Tobonaan kun oo qof oo barakacayaal Falastiiniyiin ah ayaa maalmihii la soo dhaafay ku sii qulqulayay magaalada Rafax oo markii horeba ay dadku buux dhaafiyeen, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.

Warbixnno ay wararkii u danbeeyey ee Gaza ka qoreen VOA iyo wakaaladda wararka AP, waxaa noo soo ururiyay Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Marinka Gaza
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:21 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG