Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka ka socda dalka Ukraine


Zelensky
Zelensky

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku eedeeyay ciidamada Ruushka in ay ku lug leeyihiin “argagax gelin ula kac ah” oo ay madaafiic ku garaacayaan xaafado ka tirsan magaalada Kharkiv.

Dhinaca kale ciidamada Ukraine ee ku sugan magaalada Koonfureed ee Mariupol ay ka dhega adeegay in waqtigii uu Ruushku u qabtay ay hubkooda ku dhigaan.

Zelenskyy, oo khudbad muuqaal ah jeediyay gelinkii danbe ee Axaddii ayaa sheegay in uu filayo in Ruushku uu dhowaan weerar ku qaadi doono bariga gobolka Donbas.

Warbixintan ay VOA diyaarisay waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka ka socda dalka Ukraine
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:53 0:00

XS
SM
MD
LG