Beirut —
Israel ayaa sheegtay in ay mar kale duqeyn cirka ah la beegsatay kooxda Xizbullah ee dalka Lubnaan oo ay maalmahan si xooggan isku weydaarsanayeen gantaallo.
Weeraradii ugu dambeeyey ayaa imanaya ayada tirada dadka ku dhintay duqeymaha Israel ee Lubnaan tan iyo Isniintii ay kor u dhaaaftay 558, halka dhaawaca uu yahay 1,835 qof.
Warbixin ay VOA qortay, waxaa soo koobaya Ibraahim Xassan Daandurey.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal