Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey doorashada dalka DR Congo


Codeynta ayaa maalintii labaad shalay oo khamiis ah ka socotay qeybo ka mid ah dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Congo, halkaas oo sanduuqyo codad oo la waayay iyo kuwo lala soo dib dhacay ay ka hor-istaageen muwaadiniinta dalkaasi inay codadkooda dhiibtaan.

Boqolaal qof oo ku nool magaalada Goma ee xarunta gobolka Kivu ee bariga dalkaas ayaa habeenkii ku beryay safaf dhaadheer oo ay uga jireen xarumaha codbixinta, halka kuwo kale oo badan ay sugayeen fursad ay ku codeeyaan.

Zanem Nety Zaidi ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Goma. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Wararkii ugu dambeeyey doorashada ka dhacday dalka DR Congo
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:54 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG