Gaza —
Israel iyo Xamas ayaa maanta oo Arbaco ah mar kale ku dagaalamay Marinka Qaza, iyadoo dagaalku uu cadaadis badan saaray shacabka Falastiiniyiinta oo dhibaato badan kala kulmaya sidii ay u heli lahaayeen hoy iyo gargaar bani’aadannimo.
Warbixin ay VOA ka qortay wararkii u dambeeyay ee dagaalka Gaza, waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre.
Madal