Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka Ukraine oo galay maalintii 13-aad


Maalinti 13-aad ayuu maanta galay duullaanka uu Ruushka ku qaaday dalka deriska la ah ee Ukraine, iyadoo wararki ugu danbeeyay ee aan ka helnay Ukraine ay sheegayaan in ciidanka Ruushka ay xalay sii wadeen duqeymaha ay ku hayaan magaalooyinka waaweyn.

Isniintii shalay, Ruushka ayaa u soo jeediyay dowladda Ukraine, qorshe abuuraya dariiq nabadeed oo ay dadka go’doonsan looga saaro meelaha ay duqeynu ku socoto, hase yeeshee dariiqaas nabadeed ayay Moscow sheegtay inuu yahay mid ku dhamaanaya Ruushka ama Belarus.

Dhanka kale, qaxooti gaaraya ku dhawaad 2 milyan oo ruux ayaa gaaray dalalka jaarka la ah Ukraine.

Warbixintaan waxaa London kasoo diray, Ridwan Xaji Cabdiwali.

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka Ukraine oo galay maalintii 13-aad
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:16 0:00

XS
SM
MD
LG