Kyiv —
Dagaallo culus ayaa kasii socda dalka Ukraine iyadoo Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Ruushka Sergey Lavrov uu sheegay inay ka go’an tahay dalkiisa uu sii wado dagaalka ilaa dhammaadka, sida ay kasoo xigatay wakaaladda wararka ee Reuters.
Mas’uuliyiinta Ukraine waxay qireen in laga qabsaday magaalada koonfurta dalkaasi ku taalla ee Kherson, wuxuuna dagaalka ka socdaa magaalooyin kale oo dhowr ah.
Warbixin VOA ka diyaarisay wararkii ugu dambeeyey waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.