Khartoum —
Dagaalka u dhexeeya Janaraallada ciidamada talada isku haya ee Sudan ayaa sii galaya bishiisii siddeedaad iyadoo aysan jirin rajo dhow oo ah in dhinacyadu ay xabbad joojin gaaraan, xal siyaasadeedna ku dhammeeyaan khilaafka u dhexeeya.
Dagaalka waxaa ku dhintay kumanaan qof, iyadoo ay ku barakeceen malaayiin kale. Madaxa ciidamada Sudan Cabdifataax Al-Burhaan ayaa toddobaadkan booqasho ku tagay dhowr dal oo gobolka ah.
Haddaba, xaaladda colaadda Suudaan ayuu Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ka wareystay Khaalid Cabdixakiin Farey oo fallanqeeye arrimaha Afrika iyo Carabta.
Madal