Shan qof oo rayid ah ayaa lagu dilay bambaanooyin ku dhacay guryahoodii magaalada Khartoum, sida ay ilo-wareed caafimaad oo Suudaan ku sugan u sheegeen wakaaladda wararka ee AFP, maalin kaddib markii duqayn xagga cirka ah oo ka dhacday koonfurta magaalada ay ku dhinteen ugu yaraan 20 qof oo rayid ah.
Jamaal Axmed Cismaan ayaa noo soo koobaya warbixintan oo ay qortey wakaaladda wararka ee AFP.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal